Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu JSL/XM/WM/222-1009/042023, uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, munaasibadda Ciiddul Fidrida awgeed kuwaasoo ay tiradoodu dhan tahay 554 (Shan Boqol iyo Afar iyo Konton) maxbuus.
Waxay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan hoose:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com