Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Hambalyo & Baaq muhiim ah u diray shacabka Soomaaliyed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed dowlad iyo shacabba ugu hambalyeeyay maalinta koobaad ee bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga.

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka uu Alle wax siiyay ugu baaqay in ay walaalahooda dan yarta ah la qaybsadaan farxadda Ciidul Fidriga lana wadaagaan damaashaadka maalintaasi.

Mudane , Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka ayaa si gaar ah uga dardaarmay in il gaar ah lagu eego walaalaha Soomaaliyeed kasoo barakacay abaaraha iyo musiibooyinka kale eek u duruufeysan magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNAHA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Biixi, Waraabe & Cirro oo War ka soo saaray wadahadalka Soomaaliya & Somaliland

Caydiid Ali

Cabdiraxman Cabdishakur “ Dagaal kama dhacayo Muqdisho ee Farmaajo ayaa ka siibaynaa Meesha Ha wal walina “

admin

Dad ay ku jiraan Soomaali oo ku dhintay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---