Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa iibineysa kalluun si sharci darro ah looga kalluumeystay xeebaha dalkeena oo ciidanka ammaanka ay ku soo qabteen kalluumeysato ajaanib ah.
Kalluunkan maxkamadda iibineyso ayaa dhan 30 tan oo ah nuucyada Daamberi iyo Tuna cadaan ah , waxa ayna ku war-gelisay shirkadaha iyo ganacsatada tooneysa in ay iibsadaan.