Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo dacwad ku soo oogay 36 nin oo ajnabi ah (Sababta)

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysteen xeebaha dalkeena.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY XAFIISKA OO ARIMAHAAS LAGU FAAHFAAHIYEY

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cabdi Maxamuud oo dalbaday in xuriyadiisa loo soo celiyo kana hadlay dambiyada loo…

Cabdi Cade

Nin qorsheynayey inuu gantaalo ku weeraro Aqalka cad oo la qabtay

Caydiid Ali

Dragos Tigau oo ka dhawaajiyay hadal meel ka dhac ku ah dadka Afrika iyo Carro ka dhalatay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---