Allbanaadir.com
NEWS

Siyaasiyiin iska celiyay Gaadiid dowladda laheyd iyo kuwa wali heesta oo Digniin loo diray

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in qaar kamid ah madax iyo siyaasiyiin xilal kasoo qabtay dowladdii hore in ay dib usoo celiyeen gaadiid iyo hanti dowladda leedahay.

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku amray madaxda iyo siyaasiyiinta kale ee wali heesta gaadiidka iyo hantida dowladda leedahay in ay iska soo celiyaan muddada loo qabtay ama lala tiigsan doono sharciga.

Masuuliyiin xilal kasoo qabtay dowaladdii Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in horey usii qaateen gaadiid dowladda siisay in ay ku shaqeeyaan, waxaana wali gacanta dowladda ka maqan gaadiid, hub iyo agab kale oo horey loo siiyay masuuliyiin xilal hayay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gudoomiye Baarlamaanka oo lagu doortay magaalada Dhuuso Mareeb

Cabdi Cade

Madaxweyne Macron: “Ilaalinta dadka rayidka ah ee Gaza maaha wax laga gorgortami karo”

Caydiid Ali

Deni oo Muqdisho ka bilaabay qorshe khalqal ku abuuraya Farmaajo & Rooble oo..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---