Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta habka maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) kulan kula yeeshay safiirro, safiir ku xigeenno iyo diblumaasiyiin ka tirsan waddammada kala ah;- Finland, France, Germany, Ireland, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, United Kingdom, United States of America iyo Wakiil European Union.
Waxaa kulankaasi lagaga hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood sidii xal nabadeed looga gaari lahaa iyo doorashooyinka ku soo fool leh Somaliland.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED KA SOO BAXAY MADAXTOOYADA SOMALILLAND
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com