Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Dagaalyahanada Al Shabaab oo Dhoolo tus ku sameeyay Degmada Jilib (Daawo Sawirada)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa maanta degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigeen dhoolo tusyo kala duwan ay si weyn u daawanayeen bulshada ku dhaqan Degmadaasi.

Salaadii ciida kadib ayaa dagaalyahano aad u hubeesan oo wata gaadiidka dagaal iyo hub kala duwan waxa ay socod kusoo mareen wadooyinka Degmada Jilib si ay usoo bandhigeen cududooda.

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa sidoo kale goob fagaare ah waxa ay kusoo bandhigeen mahrajaab iyo tartamo kala duwan sida tartanka mooto wadista, tartanka gaari jiidka iyo tartamo kale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Shirkado Diyaaradeed oo Hakiyay Duulimaadyadii ay ku tagi jireen magaalada …

Cabdi Cade

Duqa Muqdisho oo qiray in Arday badan ay isticmaalaan Taabuuga lana dagaalamaan Macalimiinta

Cabdi Cade

Taliyihii hore ee Nabad sugida Qaranka oo si kulul u eedeeyey dowladda Soomaaliya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---