Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqada looga eryay garsoorayaashii iyo shaqaalihii Maxkamada Rafcaanka, tan gobolka Sh/dhexe iyo tan degmada Jowhar.
Wareegtada ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Shabeelaha Dhaxe , Gudoomiyaha Maxkamada gobolka , waxaa sidoo kale la magacaaby Garsoorayaal iyo Gudoomiyaal Maxkamadeyd oo kale.
Halkan ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxweyne Waare
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com