Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS ayaa waxay ku wargelisay dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1444/2023 inay soo gudbistaan codsiyadooda, soona buuxiyaan shuruudaha loo dejiyay tartanka Daabulista xujeyda ka hor 18. 04. 2023, waana sida hoos ku cad.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com