Allbanaadir.com
NEWS

Muxuu ergayga DF ee Somaliland kala hadlay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya?

Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta qadka talefanka waxay ku wada xariireen Danjiraha Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre

Ergayga iyo danjiraha ayaa isla gorfeeyey ahmiyadda iyo xoojinta Wadahadallada Somaliland iyo sidii dowlada Mareykanku ay arrimahaas gacan uga geysan laheyd.

Ergeyga ayaa Danjiraha uga warxbiyay shaqooyinka culus ee horyaala iyo qorshayaasha Xafiiskiisa ee ku aadan sida loo wajahayo wadahadalka Somaliland

Danjiraha Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre ayaa ergayga u muujiyay taageero iyo garab istaag, asagoona tilmaamay in Dowladd mareykanka ay ka go’an tahay ka mirra-dhallinta wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Khilaafka Kheyre iyo Ahlu Sunna oo lasoo dhax galay iyo Qaraxii Gobolka Banaadir oo Warbixin laga soo saaray

admin

Deni oo Salaada ciida kala qeyb galay qaar ka tirsan shacabka Garoowe (Sawirro)

Caydiid Ali

Guddoomiye Cantoobo oo qaaday talaabo howlkarnimo oo lagu amaanay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---