Allbanaadir.com
NEWS

Digniin laga soo saaray xaalad Halis ah oo kusoo wajahan magaalada Baledweyne (Akhriso)

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa soo saartay digniino ku aadan in fatahaad qasaaro  badan geysta uu wabiga Shabelle ka sameeyo Magaalada Baledweyne iyo deeganada ku xeeran.

Qoraal kasoo baxay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa lagu sheegay in sare u kaceen biyaha wabiga Shabelle ee mara magaalooyinka Baledweyne iyo Jowhar lagana cabsi qabo in fatahaadyo xooggan geestaan.

Waxa ay sheegeen hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka in suurto gal tahay in 96 saacadood gudahood wabiga Shabelle ku fataho magaalada Baledweyne uuna halkaasi ka geesto khasaaro badan.

Halkan ka akhriso qoraalka kasoo baxay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Puntland oo bedelaysa taatikada ay kula dagaalanto Al-shabaab iyo Guddoomiye Mursal oo..

Caydiid Ali

Madaxweyne Deni oo amar cusub ku soo rogay degaanada Puntland

Caydiid Ali

Daawo:-Godax barre oo ka xanaajiyay Shacabka Gobalka Banaadir kuna Tilmaamay in ay Aqoontu ku yartahay!!

admin