Dowlad goboleedka Galmudug ayaa laamaha Amniga iyo Maamulada Dagmoyinka Heegan sare galiyay ka dib howlgallo baaxad leh oo ka bilowday bariga Gobolka Galgaduud, kuwaasoo ka dhan ah degaanada ay joogaan Al-shabaab.
Gudomiye ku-xigeenka Gobolka Galgaduud Mudane Hassan Gaboobe oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in wajiga labaad ee howlgalada lagu sifaynayo al-shabaab uu si xowli ah uga socdo Gobolka Galgaduud dhawaana la rajaynayo in Dagmada Ceelbuur laga xoreeyo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA AMNIGA GALMUDUG.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com