Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku kala diray garsoorka gobolka Shabeelaha Dhaxe.
Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Guudlaawe ayuu u cugsaday qodobka 51aad ee dastuurka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxa uuna cadeeyay waxii caawa ka dambeeya in lakala diray garsoorka gobolka Shabeelaha Dhaxe