Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u magacaabay mudane Axmed Shire Maxamed (Falagle) lataliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada.
Axmed Shire Maxamed (Falagle) ayaa xilka madaxweynaha Galmudug kula soo tartamay Madaxweyne Qoor Qoor, waxa uu sidoo kale ninkan muddo katirsanaa golaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug ayaa siyaasigan oo kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo uga reebay liiska golaha wasiiradda uu muddo kamid ahaa, waxa uuna hadda kusoo daray lataliyasahiisa gaarka ah.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com