Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Masuuliyiin cusub oo loo Magacaabay Maxkamada Ciidamada Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magacaabay Gudoomiyaha, Garsoorayaasha iyo xeer illaaliyeyaasha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa magacaabay masuuliyiintan cusub ka dib wareegto uu ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose, waxaana magacyada saraakiisha la magacaabay lagu xusay wareegtada oo sidan ku bilaabatay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muhaajiriinta iska dhiiba dalka UK oo hadda kadib la gaynayo dal kuyaala Afrika

Cabdi Cade

Aas Qaran oo goordhaw loo sameeyay Marxuum Maxamed Qanyare (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Beesha Caalamka oo War kasoo saareysa xaalada siyaasadeed ee dalka xili cabsi jirta

Cabdi Cade
Taboola Ads ---