Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa sheegay in uu dabagal iyo baaris ku wado Shaqsiyaad iyo Shirkado ku eedeysan tahriibinta dadka.
“Xafiiska Xeer ilaainta Jubbaland oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ee ku aadan baarista iyo dabagalka dembiyada, wuxuu talaabo sharciga waafaqsan ka qaadayaa shaqsiyaad iyo shirkaddo ku howlan falalka sharcidarada ah” ayaa lagu yiri Qoraal ka soo baxay xeer ilaainta Jubbaland oo sidan hoose u qoran:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com