Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowladda Somalia oo dacwad ku oogeysa shaqsiyaad la tuhunsan yahay (Akhriso)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyay in loo soo gudbiyay kiisas la xiriira lacag dhaqidda iyo maal-gelinta argagixisada, gaar ahaan kooxda Al-Shabaab.

Qoraal uu soo saaray Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa lagu sheegay in la qaadayo tallaabo ka dhan ah shaqsiyaadka lala xiriirinayo eedeymahaasi, taasoo ku aadan baarista iyo dacwad oogista tuhunsanayaasha.

“Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxaa soo gaaray kiisas la xiriira lacag dhaqidda iyo maal-gelinta argagixisada, kiisaska oo ay xafiiska usoo gudbisay xarunta warbixinada maaliyadda ee dowladda federaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Xeer-Ilaaliyaha Guud oo sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Duqa magaalada Hargeysa oo lagu soo oogayo Dacwad aan nuuceeda horey loo arag

Cabdi Cade

Jubbaland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Doorashada Soomaaliya

Cabdi Cade

Maxay Cali Guudlaawe & Dabageed habeenkii labaad ugu hoydeen Maxaas? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---