Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Maamulka Puntland oo digniin ka soo saaray kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe (Akhriso)

Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garowe guddoominyay Madaxweyne Gaas ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen amniga, xeerka Guddiga shaqaalaha rayidka ah iyo qodobo kale.

Golaha wasiirada Puntland ayaa sheegay in xaalada amniga Puntland degan tahay, waxayna shacabka Puntland fareen in ay gacan siiyaan ciidamada howlgalada ka wada xuduudaha iyo magaalooyinka waaweyn.

Kulanka ayaa laga soo saaray digniin loo jeediyey cid kasta oo ku howlan iney amni daro ka abuurto degaanadaas, waxaana war-saxaafadeed ka soo baxay kulankan uu u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Shiikh Shariif: “Beri waa maalin taariikhi ah, waxaana dhici doona dibedbax weyn” (Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Guddiyo katirsan Golaha shacabka oo lagu wareejiyay xafiisyo cusub

Cabdi Cade

Jubbaland oo arrin cusub ku kordhisay dekeda Magaalada Kismaayo? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---