Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo u Mahadceliyay Golaha Aqalka Sare (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay guddoonka golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Aqalka Sare uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay hindise sharciyeedyo usoo gudbisay xukuumadda federaalka Soomaaliya, kuwaa ay horey usoo ansixisay xukuumadda Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Nin kufsi iyo dil arxan daro ah isugu daray gabar Lix sano jir ah oo la daldalay

Cabdi Cade

Gudoomiye Jawaari iyo Muudey oo kuwada sugan xarunta Baarlamaanka iyo caqabad ka taagan cida …

Cabdi Cade

Nin Xaaskiisa si arxan darro ah ugu dilay Qoryooley iyo dilaaga oo la qabtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---