Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Gudoonka Aqalka sare ee Somalia fariin muhiim ah diray Senatarada Golaha (Akhriso)

Kalfadhiga labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo xiray sida lagu sheegay qoraal goor dhow ka soo baxay Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha aqalka sare.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in kalfadhigan oo furmay 15kii Novembar ee sanadkii hore ayaa mudadii uu socday waxaa la horkeenay laguna asixiyey Hindise sharciyeedyo badan.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in kalfadhiga 3aad ee golaha aqalka sare uu furmayo 20 bisha soo socota ee May.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Daawo Sawirro) Dowlada Maraykanka oo mar kale ciidamo u soo dirtay Soomaaliya

Caydiid Ali

Maamulka Jaamacadda Benaadir oo deeq dawo ah gaarsiiyey Isbitaalka deg. Afgooye

Caydiid Ali

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu laayay dalka Koonfur Afrika (Sawirro + Magacyada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---