Dalladda Waxbarashada SAFE oo kamid ah daladaha waa weyn ee waxbarasho ee dalka ka jira ayaa ka hadashay shir weynaha looga hadlayo waxbarashada dalka ee dhawwaan ka furmay magaalada Muqdisho.
Qoraal kasoo baxay Dallada SAFE ayaa lagu sheegay in shirka ka furmay magaalada Muqdisho uu yahay mid aan lagala tashan dalladaha waxbarashada dalka, waxa ayna dallada sheegtay in shirkan u muuqdo mid aan natiijo miro dhal ah uusan kasoo baxeyn.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Dallada SAFE soo saartay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com