Guddiga tartanka Adeegga Xajka sanadkan 1444/2023 ayaa maanta soo saaray shuruuradaha laga rabo shirkadaha diyaaradaha ee daneynaya u tartamida u adeegga Xujeyda Soomaaliyeed.
Qoraal kasoo baxay guddigan uu dhawwaan magacaabay Wasiirka diinta iyo owqaafta Soomaaliya Sheekh Muktaar Roobow Abuu Mansuur ayey kusoo bandhigeen 18-shuruud oo laga rabo shirkadaha diyaaradaha ee doonaya in ay u adeegaan xujeyda.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com