Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuuumada Somalia Mudane Shiikh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023.
Guddigan oo ka kooban 9 xubnood ayaa waxaa ku jira nin la dhashay Wasiir Roobow oo magaciisa la yiraahdo Ibraahim Roobow Cali kaasoo ku magacaaban xogheynta guddiga.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA IYO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN .
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com