Allbanaadir.com
NEWS

Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowlada Somalia oo digniin soo saartay (Akhriso)

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saartay maraakiibta sida sharci darrida ah uga kalluumeysta Badda Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Kallumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ay caddaynayso in muddooyinkii la soo dhaafay ay urrurinaysay xogo ku saabsan maraakiib kalluumeysi oo laga leeyahay wadamo shisheeye ay xadgudub kalluumeysi ku hayeen Biyaha badaha Soomaaliya. Maraakibtaas oo ilaa bishil janaayo ku jiray biyaha dalka iyagoo sifo sharci darro ah uga kalluumeysanayey biyaha Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA OO DHAMEYSTIRAN..

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Dacwadii loo heestay Wasiir kuxigeenkii Arimaha Dibadda oo go’aan laga gaaray

Cabdi Cade

Galmudug oo shaaciyay doorashada labo kursi oo beri ka dhacaya Dhuusamareeb

Caydiid Ali

Wasiir qorsheynayey dilka Madaxweynihiisa & dad kale oo xabsiga la dhigay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---