Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa faray dhammaan hay’adaha dowladda in ay diiwaangaliyaan si wanaagsanna u maamulaan hantida dowladda (guurto iyo ma-guurtoba).
Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale ayaa soo saaray qoraal arritan la xirira
Lifaaqa hoose ka dheeho warqadda oo dhammaystiran.