Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Puntland oo ka soo horjeesatay talaabo ay qaaday Dowlada Soomaaliya

Puntland ayaa sheegtay ina ay u cadaynayso shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana Puntland iyo wadamada deeq bixiyaasha ee Soomaaliya taageera in Wasaaradda Kalluumaysiga DFS ay doonayso inay meel mariso Sharci ay ku sheegtay SHARCIGA HORMARINTA IYO MAAREYNTA KALLUUMAYSIGA SOOMAALIYEED kaasoo ah mid khilaafsan Dastuurka DFS. Qodobkiisa 44-aad ee qeexaya qaybsiga khayraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay  Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa sidoo kale lagu sheegay inaysan aqoonsanayn kuna dhaqmi doonin sharci kasta oo baalmarsan Dastuurka Puntland iyo kan DFS

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddoomiye Jawaari oo ku faraq xirtay Xildhibaanada Mucaaradsan Xukuumada

Caydiid Ali

Mahad Salaad: “Guuleedow Muqdisho waxay caan ku tahay Koriso, Kibriso iyo Kufiso”

Caydiid Ali

Dekeda Muqdisho oo dib u howlgashay & ganacsatada G/Banaadir oo kala qeybsamay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---