Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhagax dhigay Wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Axmed Maxamed Islaam ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay wadada isku xirta Degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow oo ah wado laami ah oo dheerarkeedu uu yahay 120km.

Wadadan ayaa muhiim u ah isku socodka bulshada iyo ganacsiga deegaanada kala duwan ee Jubaland ay ka kooban tahay.

Wadadan oo wajigeeda koobaad dhismaheeda uu Hada meel Wanaagsan marayo ayaa la qorsheyay in si wadajir ah ay dhismaheeda iskaga kaashan doonan Dowlada Federaalka ah iyo Jubaland si loo yareeyo wakhtiga dheer ee ay qaadato isku socodka deegaanada kala duwan ee muhiimka ay u tahay.

Related posts

Senator Fartaag oo gaaray degmooyin ka tirsan Gedo, kuna dhawaaqay dagaal (Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Munaasabad heer sare ah oo lagu qabtay Xafiiska Ra’isul Wasaare Kheyre

Cabdi Cade

Wiil la dhashay Masuul katirsan dowladda Soomaaliya oo saakay lagu dilay Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---