Allbanaadir.com
NEWS

Qoor Qoor oo xariga ka jaray Warshad cusub oo laga hirgaliyay Caabudwaaq (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xariga ka jaray warshada Gaaska cunada ee Zaad Gaas oo laga hirgaliyay Magaalada Cabudwaaq.

Xarig jarka warshadan cusub waxaa goob joog ka ahaa xubno ka mid ah labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug & Maamulka Degmada Cabudwaaq.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Ganacsatada Reer Galmudug sameynta warshada gaaska cunada taas oo qeyb ka qaadaneysa joojinta jarista iyo xaalufinta dhirta is qeyb bulshadu qeyb oga noqdaan ilaalinta deeganka.

Related posts

Xildhibaanadii doortay Senatarada Koonfur Galbeed oo loo mahad celiyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Shil fool xun oo ka dhacay Buundo ku taalla Baydhabo & dad ku dhintay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Turkiga oo ciidamo hor leh u tababaraya dowlada Soomaaliya (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---