Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 10 ee 6da February 2023, kuna saabsan magacaabid Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.
Wuxuu xeeriyey:
- Waxaa Axmed Maxamed Yusuf (Taaraan), loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntlnad
- Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.
DHAMMAAD
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com