Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Video) Cabtain Shariif oo faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu Al-Shabaab ula shaqeyn jiray

Barnaamijka Gungaar ee ka baxa telefishinka qaranka dowlada Somalia ee SNTV ayaa lagu soo bandhigay wareysi uu bixiyey Kabtan Shariif Maxamed oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kooxda Al-Shabaabna si hoose ula shaqeynayey,

Waxaa Barnaamijkaan lagu soo bandhigay wareysi uu ku faahfaahiyey qaabkii uu kula shaqeyeey Al-shabaab dadkii uu dilay, sida lagu soo qabtay iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa ku xukuntay Shariif Maxamed Barkhadle  Ayaanle Dil toogasha ah oo ah Qisaasta dadkii ku dhintay qaraxyadii uu fududeeyey sida maxkamadu sheegtay.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA IYO XOGTA UU BIXIYEY

Related posts

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo xil u magacaabay nin Seedigiis ah !! (Akhriso Digreeto)

admin

Deni oo kulamo qarsoodi ah ka wada Nairobi iyo Axmed Madoobe oo ku sii jeeda

Caydiid Ali

Somalia oo ku guuleysatay bilada caalamiga ee ODA AWARD ka dib tartan adag

Caydiid Ali
Taboola Ads ---