Allbanaadir.com
NEWS

Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya Qurba joogta iyo caruurtooda

WhatsApp:  +252634484123

Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka.

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:

  • Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
  • Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).
  • Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
  • Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
  • Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Amiin Quran online is an online school which teaches Quran and Islamic knowledge. It was established in 2016 in November. Qualified and experienced female and male teachers are ready for you in Amiin. We use different languages like: Somali, English, and Arabic. Some classes are English to English to help our children that can’t able to understand Somali language.

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –

  • Quraanka kariimka ah
  • Higaadda
  • Xadiithka
  • Caqiiqda islaamka
  • Fiqhiga
  • Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
  • Tarbiyadda caruurta
  • Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
  • Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
  • Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

 

Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali

WhatsApp:  +252634484123

IMO:   +252634484123

Telegram: +252634484123

Skype: Amiin Quran Online

Gmail: amiinquranonline@gmail.com

 Booqo webiste ka dugsiga :

www.Amiinquranonline.com

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dal kuyaala Afrika oo hal sano gudihiisa ay ka geeriyoodeen Labo Ra’isul Wasaare

Cabdi Cade

(Akhriso) Doorashadii Madaxweynaha Galmudug ee Cadaado oo muddo kooban dib loo dhigay

Caydiid Ali

Israel oo dhibsatay Telefishinka Aljazeera iyo golaha Wasiirrada oo go’aan ka gaaraya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---