Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda oo ammar kasoo saartay Doorashooyin iska soo horjeeda oo Muqdisho ka dhacaya

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa amarro culus ka soo saartay isbar-baryaac la sheegay in uu ka dhax jiro Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu cadeeyay in aan marnaba la aqbalayn doorashooyin is-hareer socda, waxa ay wasaarradu sheegtay in u xilsaaran tahay kor joogteynta iyo hubinta xalaaleynta doorsahada.

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in ay maqashay xog la xariirta in la qabanayo doorashooyin is hareer socda, waxa ayna ammartay in la joojiyo dhammaan doorashooyinka aan sharciga aheyn ee la qabanayo.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cali Guudlaawe oo Gudoomiyay shirka Amniga Hirshabelle (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Beesha Caalamka iyo Qoorqoor oo ka wada hadlay xiisada ka taagan Guriceel (Sawirro)

Caydiid Ali

Faah Faahino kasoo baxaya Qarax khasaaro geestay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

admin
Taboola Ads ---