Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Dowlada Somalia oo soo saartay amar culus oo ku socda heyadaha gargaarka

Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa ku wargelisay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya Soomaaliya inay si buuxda ugu soo guuraan gudaha dalka laga bilaabo (30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023) iyadoo la tixgelinayo xaalada amni ee dalka oo soo hagaageysa kaddib howlgalada guuleystay ee ka dhanka ah al-shabaab

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HEYADAHA KU SOCDA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cali Guudlaawe oo ku laabtay Jowhar si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Sarkaal Kenyan ah oo nolosha lagu watay ka dib weerar ka dhacay meel ku dhow xadka Somalia

Caydiid Ali

Elon Musk oo dhax dhaxaadinaya dowladaha Mareykanka iyo Iran xilli ay…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---