Allbanaadir.com
NEWS

Dugsiga Amiin Qur’aan oo Sannadkan qaadanaya Arday Cusub iyo wargalin ku socota Waalidiinta

Dugsiga Amiin Qur’aan oo si Online ah ardayda Soomaaliyeed ee dunnida daafaheeda jooga wax ku bara ayaa sannadkan cusub ee 2023 qaadanaya arday cusub oo la barayo Qur’aanka Kariimka iyo duruus kale oo diini ah.

Maamulka dugsiga ayaa waalidiinta Soomaaliyeed ee jecel in carruurtooda iyaga oo gurigooda jooga wax loo baro u diyaariyay macalimiin loo carbiyay barista qur’aanka iyo axkaamta kale carruurta qurbaha kunool./

Duruusta ardayda la barayo waxaa kamid ah

->Quranka kareemka
->Higaadda Akhriskeda iyo Qoraalkeeda
->Xadiiska
->Siirada Nebiga scw
->Caqiidada
->Fiqqiga

Haddaba waxii faahfaahin ah kala xiriir 

Whatspp:+252 63 4484123
Website:https://amiinquranonline.com/

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Saraakiisha Israel: “Waa nalagu qiyaamay dagaalka Xisbullah”

Caydiid Ali

Senator Faroole oo eedeymo culus ku weeraray Mas’uuliyiinta dowlada Somalia

Caydiid Ali

Ruushka oo saacado gudahood duqeeyey 40 magaalo oo ka tirsan Ukraine (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---