Garoonka Eng Yariisow ee Magaalada Muqdisho waxaa galabta ka socda banaanbax balaaran oo lagu muujinayo kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-shabaab sida dowladu sheegtay.
Banaanbax ayaa waxaa ka qeyb galaya kumnaan qof oo ka kala yimid 17ka degmo ee gobolka Banaadir, shaqaalaha dowlada iyo qeybaha bulshada.
Waxaa sidoo kale ka qeyb galaya khudbado kala duwana ka jeedinaya madaxda sare ee dowlada oo uu ka mid yahay Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, Wasiiro, odayaal dhaqameedyo, maamulka gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.
HOOS KA DAAWO BANAANBAXA SI TOOS AH
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com