Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa Maamul cusub u magacaabay degaanka Masaajid Cali Guduud oo ka mid ah degaanadii laga saaray Al-Shabaab ee gobolka Sh/dhexe.
Wareegto ka soo baxay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sidan hoose u qorneyd:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com