Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo war ka soo saartay ciidankii shalay galay xarunteeda

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somalia oo war ka soo saartay ciidankii shalay galay xarunteeda

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay dhacdadii shalay Ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran gudaha ugu galeen xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale looga hadlay eedeynta musuqmaasuq ee Hanti dhowrka Guud iyo eer Ilaaliyaha u jeediyeen Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud oo ahaa masuulka ay ciidamadu doonayeen iney soo xiraan.

WAR-SAXAAFADEEDKA AYAA U QORNAA SIDATAN:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Somalia oo ururka EAC siisay $7.8 milyan (Maxay tahay?)

Caydiid Ali

Soo galootiga ku nool dalka Talyaaniga oo loogu baaqay in Boorsooyinkooda xir xirtaan

Cabdi Cade

Xabad joojintii ay ku heshiiyeen Azerbaijan iyo Armenia oo burbur qarka u saaran

Caydiid Ali
Taboola Ads ---