Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.
Shirkan ayaa lagu wadaa inuu Magaalada Baydhabo ka furmo 5-ta bishan Janaayo sida horey loo shaaciyey, waxaana ka qeyb galaya siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur galbeed iyo qeybaha bulshada
Sidoo kale waxaa shirkan looga hadli doonaa sidii loo xalin lahaa diidmada ka dhalatay muddo kororsiga halka sano ah ee uu sameystay Madaxweyne Laftagareen.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com