Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xassan Shiikh oo ka hadlay guulaha dowladu gaartay todobo bilood iyo hiigsiga 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadlay  shacabka Soomaaliyeed.

Xassan Shiikh ayaa faahfaahin ka bixiyey  guulaha 7dii bilood ee la soo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo uu sheegay inuu noqon doono sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad.

HOOS KA DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNAHA

Related posts

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Washington kula kulmay David Hale

Cabdi Cade

Haweeney Raisul wasaare ka ah dowlad ka tirsan caalamka oo uur yeelatay

Caydiid Ali

Kulan deg deg ah oo caawa ka socda xarunta Maamulka gobolka Banaadir

Caydiid Ali
Taboola Ads ---