Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaalada adag ee ka taagan magaalada Laascaanood

War saxaafadeed caawa kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.

Dowladda federaalka ayaa ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinka ka socda Laascaanood, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

HINNA Jobs

Cabdi Cade

Wasiirka Arimaga Dibadda Kenya oo wax laga weediinayo Khilaafka Somalia iyo Kenya

Cabdi Cade

Madaxweyne Laftagareen oo arrimo kala duwan Niyi Ojoulape iyo wafdi la socday (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---