Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madax xilal sare ka soo qabtay Somalia oo baaq deg deg ah ka soo saaray xaalada Laascaanood

Siyaasiyiin caan ah oo xilal sare ka soo qabtay dowlada federaalka Somalia iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa baaq deg deg ah ka soo saaray qalalaasaha maalintii afraad ka taagan magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo shacabka degaanka.

Ugu yaraan 10 qof ayey Booliska Somaliland ku dileen Magaalada Laascaanood ka dib markii ay isku dhaceen Booliska iyo dibed baxayaal ka careysan dilal qorsheysan oo magaaladaas ku batay mudooyinkan.

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed, Ra’isul Wasaareyaal hore, Cumar C/rashiid Sharmaarke, C/wali Gaas, iyo Xassan Cali Khayre, iyo Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guuleed oo War saxaafadeed wadajir ah soo saaray ayaa baaq u diray Maamulka Somaliland iyo shacabka magaalada Laascaanood.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AY SOO SAAREEN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Doorashada Soomaaliya Ma Saamayn Doontaa Xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya?

Cabdi Cade

Dowladii ugu horeesay oo Carab ah oo hirgalisay warshad laga dhaliyo tamarta Nukliyeerka

Cabdi Cade

Somaliland oo jawaab culus ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Deni

Caydiid Ali
Taboola Ads ---