Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo dhinacyada dagaalamaya faray in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED UU SOO SAARAY