Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shaqaalaha Maamulka Koonfur galbeed oo labo cisho la fasaxay (Faahfaahin sababta)

Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxay Fasaxday Labo Maalmood Dhamaan Shaqaalaha Dowliga iyo kuwa aan dowliga aheyn intaba sababo la xiriira Diyaargarowga Munaasabada Sanad Guurada 4-aad ee ka Soo Wareegatey Doorashadii Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Awgeed.

HOOS KU AKHRISO QORAALKA WASAARADA OO FAAHFAAHSAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Milatariga Itoobiya oo magaalooyin hor leh kala wareegay Xoogaga Tigrey 

Cabdi Cade

Korneyl Saney Cabdulle oo ka badbaaday isku day dil iyo Ciidamo badan oo laga laayay

Cabdi Cade

Baarlamaanada Ahlu sunna & Galmudug oo qaaday talaabo Taariikhi ah (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---