Allbanaadir.com
NEWS

Maxaa ka jira in Fahad Yaasiin loo fasaxay kursiga Hope086 ee horey looga hakiyey?

Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeninay Warqad been abuur ah oo lagu baahiyay Baraha Bulshada taasoo ku saabsan kursiga Hope086 ee laga hakiyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Qoraalka ayaa lagu xusay in gudoonka golaha shacabka uu kursigaas dib ugu fasaxay Fahad Yaasiin taliyihii hore ee NISA.

“Shacabka Soomaaliyeed haka digtoonaadaan warqadaha noocan oo kale ah. Xafiiska waxaa uu baaritaan ku sameeynayaa cid calaa cidii Ka dambeysay falkaan, waxaana lala tiigsan doono sharciga” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA LA BEENIYEY

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamo huwan ah iyo kooxda Al Shabaab oo hadda socda

Cabdi Cade

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey gobolka Lamu ee dalka Kenya

Caydiid Ali

Ciidamada Danab oo howlgal ka fuliyay deegaan Al Shabaab ku sugnaayeen (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---