Wasaaradda Waxbarashada maamulka Koonfur galbeed ayaa ku soo rogtay amar cusub Dhammaan dugsiyaha, Jaamacadaha iyo Macaahida ku yaala degaanada Dowlada Koonfur galbeed kaasoo ah inay qaataan aqoonsiga Wasaaradu bixiso.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Koonfur galbeed ayaa u qornaa sidatan hoose.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com