Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiye Cali Jeyte oo isaga baxay Guddi uu xubin ka ahaa kana hadlay Sababta

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa warqad uu soo saaray ku shaaciyay in uu ka baxay guddiga maaliyadda ee taakuleynta howlagalada lagu xureenayo gobolka Hiiraan.

Cali Jeyte ayaa sheegay in uu go’aansaday in uu isaga baxo xubanimadii uu ka ahaa guddiga taakuleynta uu sheegay in shaqadooda ka muuqato habacsanaan badan.

Guddigan uu ka baxay xubintii uu ka ahaa Cali Jeyte ayaa lagu dhisay shir ka dhacay degmada Maxaas , waxaana guddiga loogu tala galay in ay gacan ka geestaan taakuleynta ciidamada dib u xureynta Hiiraan.

Related posts

ATMIS oo shaacisay in ay ka aarsadeen Shabaabkii weeraray Buulamareer kana soo furteen …

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka qaybgalay xuska Munaasabada 26-ka Juun

Caydiid Ali

Golaha Amaanka oo kulan gaar ah ka yeeshay Xaalada Soomaaliya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---