Allbanaadir.com
MUUQAALONEWS

Xildhibaan Gaandhi “Dowladda Soomaaliya waxay gashay qalalaad siyaasadeed iyo mid sharci ah(Daawo Muuqaal)

Prof Mohamed Abdi Mohamed (Gandhi) oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaadka Siyaasadeed iyo midka sharci ee Dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo gashay mudadii koobneyd ee ay jirtay,

waxaa uu sheegay in dowladdu ay gashay qalalaad siyaasi ah Isagoo wareysi siinayay Telefishinka UNIVERSAL ayuu sidoo kale ka hadlay doorashooyinka Maamul Goboleedyada ee dhawaan dhici doono iyo waxaa laga filan karo Dowladda Madaxweyne Farmaajo,

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay dhismaha ciidamada qaranka ay dhowaan dhisayso dowladda Soomaaliya iyo Arimo kale oo badan k Daawo Muuqaaka hoose:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

NATO oo sheegtay in ciidanka Ukraine ay rideen gantaalkii ku dhacay dalka Poland

Caydiid Ali

Madaxweyne Putin oo si adag uga hadlay aflagaaddeynta Nabi Muxammad NNKH

Cabdi Cade

Xulka Soomaaliya oo goordhaw Guul taariikhi ah ka gaaray Xulka Qaranka Zimbabwe

Cabdi Cade
Taboola Ads ---