Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Tareenka ugu dheer Adduunka oo 175 jirsaday iyo Waxyaabaha uu dadka kusoo jiitay!

Tareenka ugu dheer dunnida ayaa sannadkan u dabaaldagaya sannad-guuradii 175aad. Waana midkii ugu horreeyey ee laga dhiso dalka Switzerland. Waxaana uu dhererkiisu gaaraya 1.2 mile ama ku dhawaad 2 km.

Wuxuuna dhex maraa buuraha quruxda badan ee Switzerland. Buugga dhacdooyinka dunida lagu keydiyo ayaana uu ku galay diiwaanka. Boqol gaadiidka dadweynaha qaadkooda ayuu ku filan yahay inuu mar kaliya qaado.

Aad baa runtii taxadarkiisu u sarreeya. Waxaana loo qaabeeyey inuu xaalad walba iyo goob iyo goor kastaba uu rakaabku dareemo xasilooni iyo bedqab. Meelo qurxoon ayuu dhex marayaa kuwaas oo rakaabka siinaya fursad ay dhirta qurxoon iyo cimilada macaan ku raaxaystaan. Wuxuu inta badan galaa safar ka badan fogaan ahaan 25 km.

Saacadiina wuxuu jari karaa 35km. 3000 oo qofood ayaa ku safri karta mar kaliya. Si kastaba, kolkii la duubayay sheekadiisa, waxaa loo adeegsaday 19 kaamerooyinka oo ay ku jiraan daroonis iyo helicopterro.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Raisul Wasaaraha Soomaaliya & wafdi uu horkacayo oo caawa ka ambabaxay dalka

Caydiid Ali

Farmaajo oo guddi cusub u magacaabay baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil (Akhriso)

Caydiid Ali

Dowladda Soomaaliya oo ka mahadcelisay xogo badan ay ka heleen Shacabka Soomaaliyeed

Cabdi Cade
Taboola Ads ---