Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta wuxuu shir la qaatay madaxda bankiyada gaarka loo leeyahay oo shatiga ka haysta Bankiga Dhexe, iyagoo kala hadlay sidii ay uga feejignaan lahaayeen ka hortaga kala gudbinta lacagaha lagu maalgeliyo Al-shabaab.
Kulankaas waxaa War-saxaafadeed soo saaray bakiga dhexe ee Somalia kaasoo u qornaa sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com