Iyadoo Maanta oo taariikhdu tahay 13ka Novembar uu ku ekaa muddo xileedka sharciga ah ee Madaxweynaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa arrintaas war saxaafadeed wadajir ah ka soo saaray madaxda xisbiyada UCID iyo Wadani Feysal Cali Waraabe iyo C/raxmaan Cirro.
Labada hogaamiye ayaa warka ay wadajirka u soo saareen ku sheegay in laga bilaabo hadda ay Muusu Biixi u aqoonsan yihiin inuu yahay Madaxweynihii hore ee Somaliand
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com